Reer maxamad aadan/leelkase beel waynta reer maxamad aadan waa beel aad u fac wayn oo kamida beelaha tanade daarood(leelkase) waxa ay ku caan baxday suugaan iyo murti aad u qiimo badan waana beesha ugu abwaanada badan beelaha leelkase oo u leh hido iyo hibo dhaxalnimo waana beel ku caan baxday diin raacasho oo u badan u culumo beesha reer maxamad aadan cismaan waxa ay dagtaa deegaano kamida gobol ka nugaal ,mudug iyo kilinka shanaad gaar ahaan waxa ay u badan tahay deegaanada gobolka nugaal sida garoowe,ayl, iyo qarxis beesha waxa ay guud ahaan u kala baxdaa 2 lafood ..guuleed maxamad ..xildiid maxamad jilibka guuleed maxamad aadan waxa u kala baxaa labo ..reer maxamuud guuleed ...reer samatar guuleed maxamuud guuleed waxa uu dhalay ..reer faarax maxamuud waxa u kala baxaa afar ...reer muuse faarax(Reer cowdgale) ..reer ciise faarax ..reer yuusuf faarax ..reer shire faarax Reer cowdgale waa lafta ugu badan reer faarax maxamuud waxa ayna ku caan yihiin suugaanta iyo gabayada oo ay dhaxal iyo hido u leeyihiin waxa ayna u kala baxaan 5 laf ...reer nuux ...reer axmad ..reer xirsi ..reer maxamad ..reer cawad guud ahaan beesha reer maxamad aadan waxa ay hoostagaan beel waynta muuse cali/leelkase waxa ayna dagaan dhul aad u balaaran waxaa ayna leeyihiin taariikh waana beel u badan culumo iyo suugaanyahayno.