Asad Yahye Mahamed
Joined 2 Jannaayo 2018
Asad yaxye maxamed wuxuu ku dhashay magaalada muqdishu gaar ahaan gobolka banaadir si kastaba ahaatee wuxuu waxbarashadiissa ka bilowday magaalada burco wuxuuna ku hadlaa Englishta, Carabida iyo Somaliga
Taariikhda wax ka badal
Asad Yaxye Maxamed (Xaazim asad) wuxuu ku dhashay magaalada muqdishu caasimada Somaliya sanadku markuu ahaa 1998/march/12 waxaa uuna waxbarashada ka bilowbay magaalada muqdishu dugsiga quraanka iyo dugsiga hoose waxaan waxabarashada ka wadaa magaalada burco