Aadan warsame Xawaadle
Joined 30 Maaj 2014
Beesha Aadan warsame wa Beel kamid ah Beelaha Xawaadle Gaar ahaan Beesha Yabar Dige, Aadan warsame waxaa loo qeeybiyaa 10 oday oo kala ah ;():
1 [Shigow Aadan
Waxa uu usii kala baxaa :-
Saangaal Shigow
Baalle Shigow
Magan Shigow]
2 [Geedi Aadan Waxa uu usii kala Baxa ;-
Cumar Geedi
Abiikar Geedi]
3 [Dalabow Aadan ]
4 [Salaadle Aadan ]
5 [ Irab Aadan ]
6 [Xasan Aadan ]
7 [Saandalab aadan ]
8 [Xusen aadan ]
9 [ Jibriil aadan ]
10 [ Buraale aadan ]