Furoole {degmada Furoole} waa deegan ka mid degmooyinka gobalka hiiran waa deegan 25 km galbeed gaga began magalada Bulaburde waa deegan beeraha caan ku ah furoole waxey hoostimada degmada bulaburde ee gobalka hiiran