Xisaab ahaan, waxay ahaanaysaa urur uun urur kooban haddii laga helo xiriirka Midmid ku dhexjirta iyo Urur kale leh qaabka {1, 2, ..., n} kolka n waana Tiro tirsiimo. Tusaale ahaan, Ururta

waana urur kooban tirada shanta qaybood. Waxaa loo ogolyahay qiime ahaan in ay ka koobnaato n = 0 Sidaa darteed maxaa yeelaay urur madhan waana ururu kooban.

Qeexista eryaga loo adeegsado wax ka badal

Waxaa la yiraah Urur kastoo S, waa koobantahay haddii la helo Midmid

 

marka n Tiro tirsiimo Ogaal guud. Haddii urur uun kooban, waxaa loo qarayaa susun sidaan:

 

eeg sidoo kale wax ka badal

Tixraac wax ka badal

  • Patrick Suppes, Axiomatic Set Theory, D. Van Nostrand Company, Inc., 1960