Ururka Haweenka ee Qaramada Midoobay
(Waxaa laga soo toosiyay UN-Women)
- Boga "UN Women" halkan ayaa laga soo toosiyay.
Hay'ada Haweenka ee Qaramada Midoobay (Af Ingiriis : UN Women; Af Carabi : ar) sida dowliga ah loo yaqaano Waaxda Sinaanta Jinsi iyi Awoodaynta Dumarka ee Qaramada Midoobay (United Nations Entity for Gender Equality and the Empowerment of Women) waa urur hoostega Qaramada Midoobay kaasi oo loogu talogalay inuu quwad iyo taageero siiyo dumarka caalamka.
Hay'ada Haweenka ee Qaramada Midoobay هيئة الأمم المتحدة للمرأة 妇女署 UN Women ONU Femmes ООН-Женщины ONU Mujeres | |
File:UN Women logo.jpg | |
Samaysmay | 2010 |
---|---|
Nooca | Qeyb ka ah QM |
Fadhiga | New York, Maraykanka |
Hogaanka | Phumzile Mlambo-Ngcuka[1] |
Website | www.unwomen.org |
Ururkan Haweenka Qaramada Midoobay wuxuu shaqada bilaabay Janaayo 2011.[2]
Qoraalo La Xidhiidha
wax ka badalKu saabsan Qaramada Midoobay
wax ka badalLinkiyo Kale
wax ka badalTixraac
wax ka badal- ↑ http://www.unwomen.org/en/news/stories/2013/7/phumzile-mlambo-ngcuka-appointed-as-new-un-women-executive-director
- ↑ "Nuqul Archive". UN Women. 2010-09-14. Waxaa laga kaydiyay the original 2010-12-25. Soo qaatay 2011-03-11. Barameter aan la aqoon
|ciwaan=
ignored (caawin)
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: |