Badweyn Qaramada Midoobay
(Waxaa laga soo toosiyay UN-OCEANS)
- Boga "UN-Oceans" halkan ayaa laga soo toosiyay.
Badweynta Qaramada Midoobay (Af Ingiriis : United Nations-Oceans, loo soo gaabiyo: UN-Oceans) mararka qaar loo soo gaabiyo UN-O waa wakaalad xidhiidhisa Qaramada Midoobay iyo bulshada caalamka, isla markaana ilaalisa badweynta (iyo badah) iyo xeebaha dhammaan aduunka. Sidoo kale ururkani wuxuu qayb ka yahay sharciyeynta xadadka badaha iyo ilaalada xadadka badaha caalami een la kala lahayn.
Badweynta Qaramada Midoobay United Nations-Oceans | |
Loo soo gaabiyo | UN-Oceans |
---|---|
Samaysmay | Sebtember 2003 |
Nooca | Xidhiidhin iyi Ilaalo guud |
Sharciga | Shaqaysa hada |
Hogaanka | Dr Andrew Hudson Xidhiidhiyaha UN-Oceans |
Ururka leh | Qaramada Midoobay |
Website | UN-Oceans Website |
Ururka UN-Oceans waxaa si rasmi ah loo sameeyay bishii Sebtember 2003.
Qoraalo La Xidhiidha
wax ka badalKu saabsan Qaramada Midoobay
wax ka badalLinkiyo Kale
wax ka badal- United Nations-Oceans Archived Oktoobar 18, 2011 // Wayback Machine
- UN Atlas of the Oceans
- UNITAR website
Tixraac
wax ka badalWikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: |