Tulib
Tulib | |
---|---|
Kala soocida cilmiga ah |
Tulib | |
---|---|
Tulib - Floriade 2005, Canberra | |
Scientific classification | |
Boqortooyo | |
Qeybyo: | |
Noocyo: | |
Urur: | |
Reer: | |
Genus: | Tulipa
|
Noocyo | |
Tulib (genus Tulipa) waa nooc ka mid ah dhirta ubaxa. . Waxaa jira noocyo badan oo tulibs ah iyo kultivars. Kultivars waxaa loo isticmaalaa sida dhirta qurxinta.
Waxay ka baxdaa koonfurta Yurub, waqooyiga Afrika, iyo Aasiya laga bilaabo Anatooliya iyo Iraan ee bari ilaa waqooyi bari ee Shiinaha iyo Japan. Waa ubaxa qaranka Afgaanistaan.
-
Tulib
-
Tulib gudaha
-
Tulib kala duwan
- wikisiyada
- Komishanka Caasimada Qaranka Kanada: Hadyada Tulips Archived Oktoobar 13, 2009 // Wayback Machine Archived
- Greig's tulip (tulipa greigii) deegaankiisii asalka ahaa ee Kazakhstan Archived
- elegant-tulip-bulbs.com: Macluumaadka ku saabsan 3700 oo magacyo tulip ah Archived Sebteembar 17, 2009 // Wayback Machine Archived
- Sawirada Tulip Archived Maaj 11, 2010 // Wayback Machine Archived
- Noocyada Tulip Archived Jannaayo 3, 2011 // Wayback Machine Archived