Tolga Zengin (Hopa, Octobar 10, 1983) Waa Gool Hayyaha kooxda kubadda cagta ee Beşiktaş. Horey wuxuu soo noqday gool hayyaha Xulka Qaranka Dalka Turkiga, sidoo kale wuxuu waqti dheer (in ka badan sideed sano) usoo ciyaaray kooxda kubadda cagta ee Trabzonspor ee ka dhisan magaalada Trabzon ee wuqooyi bari dalka Turkiga.

Tolga Zengin

Zengin in 2014
Macluumaad Xirfadeed
Dhashay (1983-10-10) Oktoobar 10, 1983 ( 40jir)
Ku dhashayHopa, Artvin, Turkey
Joogga1.92 m (6 ft 4 in)
Booska cayaartaGool Hayye
Macluumaadka Naadiga
Kooxda HaddaBeşiktaş
Nambarka29
Ciyaartooyda yar-yar
1995–1998İdmanocağı
1998–2002Trabzonspor
Cayaartooyda Waawynka*
SanadahaTeamApps(Goolal)
2000–2013Trabzonspor108(0)
2013–Beşiktaş83(0)
Xulka Qaranka
2004-2005Turkiga 21-Jirka ah3(0)
2006Turkiga Kooxda 2aad1(0)
2006–Turkiga9(0)
* Cayaaraha naadiyaasha waaweyn iyo goolasha waxaa la xisaabayaa horyaalka gudaha oo kaliya oo sida saxda ah 27 August 2016[1].

† Appearances (Goals).

‡ National team caps and goals correct as of 07 November 2014[1]

Tixraac wax ka badal