Tinashe

Heesaa iyo atariisho Mareykan ah

Tinashe Jorgensen Kachingwe (/nɑːʃ/;[1] dhashay Febraayo 6, 1993), magaca kaliya ee loo yaqaan Tinashe, waa heesaa iyo atariisho Mareykan ah.[2] Tinashe waxay u guurtay Los Angeles iyadoo caruur ah si ay u sii wado xirfad madadaalo ah. Intii u dhaxaysay 2007 iyo 2011, Tinashe waxay xubin ka ahayd kooxda gabdhaha the Stunners.

Tinashe
Tinashe ee 2020
Ku dhashayTinashe Jorgensen Kachingwe
(1993-02-06) Febraayo 6, 1993 ( 31jir)
Lexington, Kentucky
Sanadaha Shaqada2000–hada
Website
www.songsforyou.com

Nolosha gaarka ah wax ka badal

Wareysi 2020 ah oo lala yeeshay Gay Times, Tinashe waxay ka hadashay inay tahay labada jinsi, iyadoo horay ku sheegtay Tumblr ee 2012.[3][4][5]

Tixraac wax ka badal

  1. YouTube https://ghostarchive.org/varchive/youtube/20211215/7E95ATbuHXY. Waxaa laga kaydiyay the original 2021-12-15. Soo qaatay March 1, 2017.  Barameter aan la aqoon |url-status= ignored (caawin); Maqan ama ebar |title= (caawin)Template:Cbignore
  2. Nostro, Lauren. https://web.archive.org/web/20160304085229/http://noisey.vice.com/es/blog/tinashe-black-water-interview. Waxaa laga kaydiyay the original March 4, 2016. Soo qaatay April 13, 2016.  Barameter aan la aqoon |url-status= ignored (caawin); Maqan ama ebar |title= (caawin)
  3. "Jano4Tinashe". Jano4Tinashe.
  4. "Tinashe Opens Up About Her Bisexuality". www.pride.com.
  5. "Tinashe gets candid about her bisexuality as she covers GAY TIMES Magazine".