Timo Juhani soini (dhashay 30 may 1962 waa siyaasi finish ah, waana madaxa xisbiga Finlandiga runta ah.Waxa uu ka mid ahaan jiray baarlamaanka yurub taariikhda marka ee u dhaxeesay 2009 ilaa 2011, waa markii oo ku soo laabtay baarlamaanka finland.