Tiirarka Kacbada waxaa loola jeedaa waa afarta xagal ee Kacbada. waxaana loogu magacaabay mar in laga wado afarta jiho ee xigaan marna macno u gaar ah oo loola jeedo[1]

  1. Tiirka xaga bari: waa tiirka u dhaw Ilbaabka Kacbada kuna beegan Ceelka Zamzam ka ku dhawaad waxaa kaloo luga magacaa baa tiirka madaw waayo Dhagaxa Madow ayaa ku dhagan waana tiirka laga bilaabo Dawaafka
  2. Tiirka xaga Ciraaq: waa tiirka jira dhanka ciraaq waana tiirka soo xiga tiirka bari marka laga Dawaafayom waxaa kaloo lagu magacaa baa tiirka wuqooyi ku aadanaantiisa dhanka yara wuqooyi, waan tiirka xiga dhanka bari ee Dhagaxa Ismaaciil
  3. Tiirka xaga Galbeed: waa tiirka soo xiga tiirka ciraaq marka la dawaafayo, waxaa kaloo lagu magacaa baa tiirka Shaam waaayo wuxuu xigaa dhanka shaam, waana tiirka jira dhanka galbeed ee Dhagaxa Ismaaciil
  4. Tiirka xaga Yaman : waa tiirka xiga tiirka galbeed marka la dawaafayo, waxaana lagu magacaa baa tiirka koonfur waayo wuxuu yara xigaa dhanka koonfur, waxaa kaloo la dhahaa tiirka yaman waayo wuxuu xigaa dhanka yaman, waxaa kaloo la dhahaa
8-Tiirka xaga bari.
9-Tiirka xaga Yaman.
10-Tiirka xaga Wuqooyi.
11-Tiirka xaga Ciraaq.

Mustajaaar. waxaa ka loo u gaar ah tiirka yaman in la salaamo asaga iyo Dhaxa Madow marka la dawaafayo[2]

Tixraac wax ka badal

  1. http://www.manhal.net/articles.php?action=show&id=16837
  2. http://fatwa.islamweb.net/fatwa/index.php?page=showfatwa&Option=FatwaId&Id=7313