Template talk:WikiQaamuus

Latest comment: 4 sannadood kahor by Abshirdheere in topic Bogan kuma xidhna so.wiktionary.org?

Bogan kuma xidhna so.wiktionary.org?

wax ka badal

Salaan sare sxb Abshir dheere, nin yahow waxaan moodayay in mashruucyada Af-Soomaaliga ah isku xidhan yihiin, lkn waxaan arkey in template:WikiQaamuus uu ku xidhan yahay en.wiktionary.org taasi oon u maleynayo inay tahay cilad xaga farsamada ah. Sxb adiga ayaa igaga fiican ee maxaa khaldan oo so.wiktionary.org ugu toosin weynay templatekan. Mahadsanid, Ismail4all (talk) 09:30, 13 Sebteembar 2017 (UTC)Reply

Waa ku salaamay Ismail4all, waan ka xumahay in aan kaala soo daaho jawaabta waayoo ogaysiiska hadda ayuu ii yimid.

Tusmooyinka waxaa fiican in la adeegsado English maxaa yeelay eraybixinada qaar kuma habboona af-soomaaliga, en:Template:Wiktionary <-----< faham kama haysto waxa ay tahay tusmadaan.

Ka raalli noqo jawaabta aan kaala soo daahay. --Abshirdheere 13:34, 29 Abriil 2020 (UTC)Reply

Return to "WikiQaamuus" page.