Template talk:Maqaalo Soomaaliya

Latest comment: 7 sannadood kahor by Ismail4all in topic Fadlan sax khaladkan

Fadlan ka qeyb qaado maqaaladan wax ka badal

Asc walaal, waxaan kaa codsanayaa inaad ka qeyb qaadato sameynta bogag iyo balaarinta kuwa qoran ee maqaalada ku saabsan Soomaaliya. Templatekan waxaan ku soo ururiyay maqaalo badan oo ku saabsan Soomaaliya. Fadlan iga caawi balaarinta iyo horumarinta maqaaladan. Mahadsanid Abshir dheere, Dalsoore, Kali duul.
Ismail4all (talk) 08:02, 13 Sebteembar 2016 (UTC)Reply

Fadlan sax khaladkan wax ka badal

Asc walaal Abshirdheere, fadlan fiiri templatekan Template:Maqaalo Soomaaliya wuxuu sheegayaa in "script error" ku dhacay; waxaa soo qorantey:
Lua error in package.lua at line 80: module 'Module:Color contrast/colors' not found.
Mahadsanid,
Ismail4all (talk) 04:26, 25 Sebteembar 2016 (UTC)Reply

Return to "Maqaalo Soomaaliya" page.