Template:Sawirka Maanta 7 May

10 Downing Street ama Wadada Nambar 10, waa xarunta ra'iisulwasaaraha Ingriiska, waxayna ku taalaa degmada The West Minster, kaasoo ku dhow aqalada baarlaanka ee bartamaha London, albaabka madoow ee nambar 10 waana meel wada marto dadka oo idilna looma ogola hadii aan la soo baarin.