Template:Sawirka Maanta 26 Abriil

Muqdisho Stadium Waa Garoonka Kubada Cagta ee Muqdisho, Waxa uuna Qaadaa 35,000 oo qof, Garoonka oo lagu naaneyso Tuulada Ciyaaraha ayaa waxaa uu leeyahay garoomo badan oo ciyaareed sida Kubadda Cagta, Kubadda Koleyga, Dabaasha IWM , Garoonkan Waxaa kaloo loo Adegsadaa Khudbadaha Madaxweynayaasha Iyo Ku tukushada Salaadaha Ciida, Wuxuuna Mataan la yahay Garoonka kale ee Kubada Cagta ee Lagu Magacaabo Banaadir Stadium oo Horey loo dhihi jiray Cons Stadium