Template:Maqaalka Iskaashiga Usbuuca/Maqaal Xul Ah

Waxaa laga codsanayaa qayba ka mid ah Isticmaale yaasha Wikipedia in ay xushaan maqaal si fiican loo tifaftiray kaasoo la habayn doono usbuuciiba mar waana wax ka mid ah iskaashiga iyo wanaajinta ama horu marinta maqaalada, Dhamaan waxaa loogu baaqayaa in ay ka qayb qaataan horumarinta maqaalada.

Shirkada Isgaariinta Hormuud Hormuud Telecom (Hortel) waa shirkad si gooni ah loo leeyahay taas oo la aas'aasay Abriil 2002, iyadoo ay xarunteeda dhexe ay tahay Muqdisho. In ka badan 600 qof oo soomaali ah ay sheer ama wadaag ku leh shirkadaan Hormuud. shirkadaan waxey bixisaa adeegyada kala ah Taleefoonada fiilada (Land Line) iyo Mobeyl. Hormuud waxaa ka shaqeeya in ka badan 4000 oo shaqaale, Xarumaha Hormuud ee Magaalada Muqdisho wa elo kale.

Bulshada Wikipedia wax ka badal