Taumatawhakatangihangakoauauotamateaturipukakapikimaungahoronukupokaiwhenuakitanatahu

Taumatawhakatangihangakoauauotamateaturipukapikimaungahoronukupokaiwhenuakitanatahu waa magaca Maori ee buur ku taal Niyusiiland. Qaabka gaaban ee Taumata ayaa loo adeegsadaa hadal maalmeedka. Buurtu waa 305 mitir oo dherer ah.

Waxay leedahay shan iyo siddeetan xaraf oo magaceeda ku qoran. Waa mid ka mid ah magacyada meelaha ugu dheer adduunka.

Goobta wax ka badal