Kabriid

(Waxaa laga soo toosiyay Taraqa)

.

Kabriid
Firida kabriidka

Kabriid sidoo kale loo yaqaan Taraq (Af Ingiriis : Matches; Af Carabi : ar‎) waa aalad loo isticmaalo in lagu shido dab. Taraqa wakhtigan casriga ah waa firi yar oo alwaax ah iyo warqad laga shido. Hal dhinac oo firida taraqa ah ayaa leh kimiko marka lagu xoqo warqada kuleyl noqota ka dibna dab biloowda.

Madaxa sare ee Taraqa waa barta biloowda dabka.

Kabriidka madaxiisa sare wuxuu ka sameeysan yahay isku dhis kimikooyin ooy ka mid tahay Salfar taas oo lagu xoqo warqada taraqa.

Taariikhda Kabriidka wax ka badal

 
Taraqa waxa la isticmaalaya in ka badan 1500 oo sano.


Sida taariikh-yahanadu sheegeen kabriidka - asagoo ka duwan midka aan maanta naqaano - waxaa lagu isticmaali jirey wadanka Shiinaha sanadku markuu ahaa 577, taas oo taraqa ka dhigeeysa mid la yaqaano in ka badan 1500 oo sano.

Noocyada Kabriidka wax ka badal

Isticmaalka Kabriidka wax ka badal

Soo Saarka Kabriidka wax ka badal