Taloreally
taloreally ama talo Waa TV ama muqaal baahiye madaxbanan oo baahiya muqaalo isugu jira noocyo badan, sida, cafimaadka, arimaha bulshada dhiirigalin, tariikhaha ,latalinta ardayda , iwm
Shirkada | TV/Social media |
---|---|
La aasaasay | 2015 |
Xarunta | Somalia |
Alaabta | adeegyada mobilelada tariikhaha dalalka waxbarashada |
Website | taloreally |
TARIIKH wax ka badal
taloreally waa waxa markii uhoraysay aas aasay abdirashiid maxamed cismaan Oo ah oo ah khabiir somaliyeed Waxayna ahayd 2015
Lakiin markasi hawada ma soogalin oo waxa ay ahayd markii fikradu ku dhalatay Abdirashiid
Waxa si rasmi ah hawada usoo gashay ama social media 2017 waxa ayna hada shaqaynaysaa 3 sano
Taloreally waxay rajaynaysaa in uu kusoobiiro qofkasta oo dadka wax usoogudbin kara waxa nagala sooxariiri kartaa email taloreally@gmail.com