Talk:Sonkor qadi

Latest comment: 8 sannadood kahor by Ismail4all

Magaca wax ka badal

Deegaanada Waqooyiga Soomaaliya, Jabuuti ilaa Soomaali Galbeed (Itoobiya) waxaa la isticmaala ereyga Sonkor qadi; sidaas ay tahay waxaa laga yaabaa inuu jiro magac kale oo laga isticmaalo deegaanada kale ee dadka Soomaalidu ku dhaqan tahay. Hadii aad taqaano magac kale oo loo yaqaano sonkor qadida fadlan bogan ku qor, si aan uga wada hadalno.
Mahadsanid
Ismail Suge (talk) 02:33, 14 Diseembar 2015 (UTC)Reply

Return to "Sonkor qadi" page.