Talk:Saanac (Dhakhtar)

Latest comment: 8 sannadood kahor by Ismail4all

Ma taqaana ereyga ugu haboon? wax ka badal

Hadii aad aqoon u leedahay ereyga Af Soomaaliga ah ee ugu haboon noocyada ay dhakhaatiirtu u kala baxaan, fadlan halkan ku soo bandhig si aan u doorano magaca ama ereyga ugu haboon. Ereyada hoos ku qoran ma ahan kuwa ugu saxsan laakiin waa kuwa ugu micno dhow.

Mahadsanid
Ismail Suge (talk) 21:59, 26 Diseembar 2015 (UTC)Reply

Return to "Saanac (Dhakhtar)" page.