taageere ciyaaraha (Af Ingiriis : fan; Af-Carabi:) waa dad oo qof caan ama xul ciyaareed taageera ama riyaaq u qaba. Waxaa dhici karaa maandhowga inuu hal shaqsi taageero, ama inuu ciyaaraha gaar taageero ama ciyaar guud inuu taageero ama xul gaar ah inuu taageero. Ciyaaraha ugu dhiiran waxaa dhici karaa ragga inay ololeeyan ama haweenka inay mashxarad alalaas sameeyan.[1]

Maandhowaha xulka Fenerbahce
  1. Earnheardt, Adam C.; Haridakis, Paul M. (May 30, 2013). "Understanding Fans' Consumption and Dissemination of Sports: An Introduction". In Earnheardt, Adam C.; Haridakis, Paul M.; Hugenberg, Barbara (eds.). Sports Fans, Identity, and Socialization: Exploring the Fandemonium. Lexington Books. pp. 1–6. ISBN 978-0739146217.