T-pain magaciisa runta ah (Faheem Najm), waa fanaan oo ku heeso rap-ka, waxoo dhashtay 30. Sebteembar 1985, waxoona ku dhashtay gobolka Florida ee dalka Mareykanka.T-Pain waxoo

T-pain (2007)

Taariikh nololeed wax ka badal

T-pain waxoo ku dhashay magaalada Tallahassee ee gobolka Florida dalka mareykanka. Ninkaan Musqushiisa oo ka dhigtay meel studio ah oo heeso lagu sameeyo, waxoona muslimay asiga oo toban jir ah.

Wax qabadkiisa wax ka badal