Sonam Kapoor Ahuja (loogu dhawaaqo [soːnəm kəˈpuːr]; née Kapoor;[2] 9 Juun 1985) waa atariisho Hindi ah oo ka shaqeysa shaleemada Hindiga (Bollywood). Waxay ku guulaysatay Abaalmarinta Filimada Qaranka iyo Abaalmarinta Filmfare. 2012 ilaa 2016 waxa ay ka soo muuqatay liiska Forbes India Celebrity 100 iyada oo loo eegayo dakhliga iyo shacbigeeda.

Sonam Kapoor
Ku dhashay (1985-06-09) 9 Juun 1985 ( 38jir)[1]
Bombay, Maharashtra
ShaqadaAtariisho
Sanadaha Shaqada2007–hada
Xaasaska
Anand Ahuja (g. 2018)
WaalidkaAnil Kapoor

Kapoor waxay taageertaa kor u qaadista wacyiga kansarka naasaha iyo xuquuqda LGBT. Waxaa lagu yaqaanaa saxaafada shaqsiyaddeeda hadal cad, waxaana marar badan lagu tiriyaa inay ka mid tahay dadka caanka ah ee Hindiya ugu caansan. Waxaa guursaday ganacsadaha, Anand Ahuja.[3]

Tixraac wax ka badal

  1. "Sonam Kapoor". Hindustan Times. 23 Luuliyo 2013.
  2. https://web.archive.org/web/20180524080909/https://blogs.tribune.com.pk/story/67133/does-sonam-kapoors-name-change-make-her-any-less-of-a-feminist/. Waxaa laga kaydiyay the original 24 May 2018. Soo qaatay 23 May 2018.  Barameter aan la aqoon |url-status= ignored (caawin); Maqan ama ebar |title= (caawin)
  3. https://www.hindustantimes.com/entertainment/bollywood/emotional-sonam-kapoor-holds-anand-ahuja-s-hand-for-comfort-at-rhea-kapoor-s-wedding-see-pic-101629273256245.html