shimbir deni (Af Ingiriis : lapwing ) waa shimbir oo ka tirsan qoyska Charadriidae. Qaw ahaan, dherekooda waa 25 ilaa 41 centimeter. Dhimbirta deni wuxuu yahay shimbir ku caanbaxay codkooda ee guuxo u eeg baroor. Magaca shimbirta deniga ee xagga faraca sayniska ama aqoonmaalka waa Vanellinae waxa noocan u kala baxa 25 jaad.[1]

shimbir deni
  1. Campbell, Kenneth E. Jr. (2002). A new species of Late Pleistocene lapwing from Rancho La Brea, California [English with Spanish abstract]. Condor 104: 170–174. DOI:10.1650/0010-5422(2002)104[0170:ANSOLP]2.0.CO;2 HTML abstract and first page image