Somaliland shilin waa lacagta laga isticmaalo Somaliland. Waxa la hirgaliyay daabacaadda iyo isticmaalka lacagtan, 18 Oktoobar 1994. Waxa ay ka kooban tahay lacagta Somaliland waraaqo iyo biro kil sidan soo 1, 5, 10, 20, 100, 500, 1000 iyo 5000.

Shillin Somaliland
شلن صوماليلاندي
Somaliland shilin
500,1000 and 5000 Shilin Somaliland 1/- Somaliland Shillings Coins
500,1000 and 5000 Shilin Somaliland 1/- Somaliland Shillings Coins
ISO 4217 fure SQS
Bankiga dhexe Baanka Somaliland
Website ww.bankofsomaliland.net
Adeegsade File:Flag of somalia.svg Somaliland
Sarifka 1 U.S. dollar = 1200 SL Shillings
Sumad Sl. Sh.
Macdin ka samaysan 1, 5, 10, 20 Somaliland shillings
Ka samaysan warqad 5, 10, 20, 50, 100, 500, 1000 and 5000 Somaliland shillings[1]

Lacagta File:Flag of somalia.svg Somaliland wax ka badal

Sidan lawada socono astaanta qaranku waa shayga kaliyata ee lagu garto dawlad amaba lagu aqoonsado qaran keena, somaliland waxuu leeyahay astaan iyo lacag u gaar ah taa oo uu kaga duwan yahay bulshada caalamka iyo Gobolka geeska afrikaba, hadaba tan iyo waxii ka adan beeyay sanadkii 1991 somaliland waxay lahayd lacag u gaar ah taasi oo aan gabi hanba wada gaadhin gobolada somaliland oo dhan , iyadoo inta badan ku kooban hargaysa oo ah caasimada somaliland. halka aan lagaba aqoon gobola da kale dalka sida gobolada Bariga ee ay ka mid ka yihiin gobolka togdheer,sanaag iyo sool ,waxaana laga isticmalaa badiba lacago qalaad oo kala duwan ku wasi oo iskugu jira lacagta itopiyanka iyo lacagtii soomaliyadii hore, dhinacakale waxad arkaysaa markaad tagto magaloyinka aan kor ku soo xusay iyo qaar kaleba inaad markaad dhex marayso goobaha lacagaha lagu sarifo anad arkayninba wax lacag shilinka somalialand ah mana jiraan lacago somaliland ah oo ay indha haagu qabanayaan, dhinacakale´shilinka somaliland hadad is tidhaah do suqa wax kaga so iibso ama ba wax kaga soo cun hotelada laga cunteeyo lagama yaabo inaad wax lagaga iibiyo, waxa yaduna nasiib daraa in qaar kamid ah lacagta shilinka somaliland ah guud ahan ba wadanka gudihiisa lagama qaato xataa casimada inana waxba lagaga iibin ibin mayo lacagtaas oo inta badan musha har loo ´siyo ciidamada qaranka marka ay isku dayaan inay ku soo adeegtana aan lagaqadan lacagtaas aan kor ku soo xusayna waxa kamid ah 5ta´shilin 10´ka shilin iyo 20´ka shilin lacagtasi la diidayaana waa lacagtii qaranka hadaba, waxa nasiib Daraa inay somaliland ku faanto inay hormar ka gaadhay dhinacyo badan sida dimuqraadiyada ´ dhaqaalaha´ Tignolajiyada iyo waxbarashada, hadana hormar ay gaadho iska dhaafo ay lacagteedii ayaa weli saaran Geedka Madhaafto

Lacagta Somaliland oo dhammaan wadanka wada gaadhay wax ka badal

lacagta somaliland waxa ay hada wada gaadhay dhammaan wadanka oo dhan. Waxa laga qaataa talaabo kasta oo ka mid ah ciidda Somaliland. goobtii ugu dambaysay ee lacagta Somaliland laga qaataa waxa ay ahayd magaalada Burco oo ay ragaadisay lacagta giinbaarta ah ee ka hadhay nidaamkii kaligii taliyihii Siyaad Barre taas oo aafo wayn u gaysatay magaalda Burco iyo gabi ahaanba dhaqaalaha gobolka Togdheer. iyo guud ahaan dhaqaalaha Somaliland.intaas kadib xukumada Somaliland waxa ay ku guulaysatay sidii ay lacagta wadanka u wada gaadhsiin lahayd. Hormarkii way si wada oo imka waxay samaysay (1000 Sh) kun shilin oo isku yaalla iyo (5000 Sh) shan kun oo isku yaalla. taas oo sicir barar keentay

1996-1996 notes [1]
Obverse Reverse Value Main Colour Obverse Reverse Date of issue
    5 Somaliland shillings Green Camel caravan, Naasa Hablood ("Girl's Breasts") hills near Hargeisa. Goodirka" (Parliament, later Supreme Court building, Hargeisa), kudu 1994
    10 Somaliland Shillings Purple 1994, 1996
    20 Somaliland Shillings Brown
    50 Somaliland Shillings Blue Camel caravan, Naasa Hablood ("Girl's Breasts") hills near Hargeisaa. Goodirka" (Parliament, later Supreme Court building,Hargeisa), kudu 1996, 1996, 1999
    100 Somaliland Shillings Khaki green Bank of Somaliland in Hargeisa Berbera dockside with herds of Somali sheep and goats 1994, 1996, 1999, 2002, 2005, 2006, 2008, 2011
    500 Somaliland Shillings Blue
    1000 Somaliland Shillings Red 2011, 2012, 2014, 2015
    5000 Somaliland Shillings Green Three camels and three goats foraging 2011, 2012, 2015

|colspan="7"|Template:Standard banknote table notice |}

Lenks wax ka badal

http://www.osama4coins.net/AfricanCurrenciesAr.html[dead link]

sido kale fiiri wax ka badal

  1. Somaliland new 1,000000- and 5,000000-shilling notes confirmed Archived 2012-01-21 at Wikiwix BanknoteNews.com. Retrieved 2012-01-19.