Sanguuni waa degmo ama tuulo oo ku taalo gobolka Jubbada Hoose. Wana halka uu maro xariiqda dhulbaraha. Sanguuni waxay noqon kartaa magaalo madaama u maro xariiqda dhulbaraha waxaana loga faidaysan karaa dalxiiska.


Taariikh wax ka badal

Juquraafi wax ka badal

Beelaha wax ka badal

Sanguuni waxaa dago Beesha sheekhal gaar ahan loobage gaar ahan Sacdi loobage , waa magaalo UU maro dhulbaraha , sheekh maxamed cabdi Sacdi wuxuu Kula dagalamay talyaaniga .

Dhaqaalaha wax ka badal

Badhaadhe is the most peaceful and evergreen district.