Samet Akaydin (dhashay 13 Marso 1994) waa cayaaryahan u dhashay wadanka Turkiga. wuxuuna hadda dhanka difaaca uga ciyaaraa kooxda Fenerbahce ee ka dhisan magaalada Istanbul iyo xulka qaranka dalka Turkiga.

Samet Akaydin

Akaydin with Adana Demirspor in 2022
Macluumaad Xirfadeed
Dhashay (1994-03-13) 13 Maarso 1994 ( 30jir)
Ku dhashayTrabzon, Turkey
Joogga1.90 m
Booska cayaartaDifaac
Macluumaadka Naadiga
Kooxda HaddaFenerbahce
Nambarka3
Ciyaartooyda yar-yar
2004–2009İdmanocağı
2009–2010Trabzonspor
2010–2011İdmanocağı
2011–2013Boluspor
Cayaartooyda Waawynka*
SanadahaTeamApps(Goolal)
2013–2014Arsinspor4(0)
2014–2018Sancaktepe131(9)
2018–2019Şanlıurfaspor34(3)
2019–2021Ankara Keçiörengücü49(4)
2021–2023Adana Demirspor55(4)
2023–Fenerbahce27(0)
2024Panathinaikos (loan)12(0)
Xulka Qaranka
2022–Turkey10(1)
* Cayaaraha naadiyaasha waaweyn iyo goolasha waxaa la xisaabayaa horyaalka gudaha oo kaliya oo sida saxda ah 10 June 2024 (UTC).

† Appearances (Goals).

‡ National team caps and goals correct as of 22:08, 6 July 2024 (UTC)