Sacmadeeqa waa sumadda dhulka uu emiirka Diiriye Guure ku dhashay oo reer caraale ahaa. Sumaddaas waxaa ku yaala taallo. Sacmadeeqa wuxuu ku yaala meel u dhow ceelka Qoob Fardood oo Buuhoodle dhawr ama toban kilometer isku jira. Taariikh ahaan, Sacmadeeqa waxaa ugu horeyd socdaalkeyd dadka oo Caraale Mahad iyo Cali Geri ahaa. Ta kale booqashada Sacmadeeqa waxaa ugu badhan Caraale Mahad iyo Cali Geri.[1]

Diiriye Guure, Suldaanka Si'iid Harti iyo Darawiish

References wax ka badal