Dr. Sacad Cali Shire Naleye waa siyaasi iyo dhaqaaleyahan soomaali ah, kaasoo hadda ah Wasiirka Maaliyadda ee Somaliland. Sacad ayaa hore u soo noqday Wasiirka Arimaha Dibada ee Somaliland . Waxa kale oo isna loo magacaabay Wasiirka Qorshaynta iyo Horumarinta Qaranka ee Somaliland.

Dr. Saad Ali Shire
د. سعد علي شيره

Madaxweyne Muse Bihi Abdi

Madaxweyne Muse Bihi Abdi -- Ahmed Mohamed Mohamoud

Madaxweyne Ahmed Mohamed Mohamoud

Macluumaad gaar ah

Xisbi siyaasadeed Peace, Unity, and Development Party
Caruur 3
Degganaasho Hargeisa, Somaliland
Waxbarasho jaamacadeed Pennsylvania State University
University of Havana
Somali National University

Nolosha shaqsiyeed wax ka badal

Waxa uu ka soo jeedaa Issa Musse. Kahor intaanu galin siyaasada wuxuu ahaa maamulaha waaxda UK ee Dahabshiil .

Sidoo kale eeg wax ka badal

  • Wasaaradda Arimaha Dibadda (Somaliland)
  • Wasaaradda Maaliyadda (Somaliland)
  • Wasaaradda Qorshaynta (Somaliland)
  • Liiska Soomaalida
Hoggaanka Dalka
xilka kaga horeeyey
Ali Ibrahim Mohamed
{{{title}}} Xilka  kala wareegay
Ali Hussein Ismail
xilka kaga horeeyey
Mohamed Bihi Yonis
{{{title}}} Xilka  kala wareegay
Yasin Haji Mohamoud
xilka kaga horeeyey
Yusuf Mohamed Abdi
{{{title}}} Talada Haya