Radio Shabelle waa raadiyo iyo taleefishin soomaaliyeed oo laga dhageesan karo ama laga daawan karo magaalo yaal badan oo ku yaalo dalka soomaaliya. Raadiyahaan waxee xaruntiisa waxee kutaalaa degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho.