Raadyo Kulmis ama Kulmis Podcast ( Af-Inqiriisi Radio Kulmis), (Af-Carabi راديو كولميس) waa FM leh shabakada ugu weyn ee baraha bulshada ee Soomaaliya oo xarunteedu tahay Garoowe, Puntland.[1]

Radio Kulmis
Kulmis Podcast
Nuucabar bulsho
DalkaSoomaaliya
Ugaar ahBalaatfoomka Baraha Bulshada
La'asaasay2021
by Cabdulaahi Maxamuud Cali
MilkiyaddaCabdulaahi Maxamuud Cali
Magacyo horeCodka Mahbar
Digital channeldijital
Website rasmiga ahhttps:// kulmispodcast.godaddysites.com
Afka (luqada)Af-Inqiriisi, Af-Carabi, Af-Soomaali

Taariikhda

wax ka badal

Radio Kulmis waxaa la aas-aasay sanadkii 1978 waxaan sameeyay jabhadii SSDF, markii dambe waxaa loo bixiyay Radio Halgan waxaa kamid ah ragii ka hadli jiray[2]

Dib u qaabayntii

wax ka badal

sanadihii dambe waxaa boorka dib uga jafay Cabdulaahi Maxamuud Cali[3]

  1. https://kulmispodcast.godaddysites.com/about-us
  2. https://www.refworld.org/docid/3ae6ab2448.html
  3. https://kulmispodcast.godaddysites.com/portfolio