Radio Hornafrik waa raadio oo laga dhageesto muujada 99.9 FM ee magaalo yaal badan oo ku yaalo gobolada Koonfurta dalka Soomaaliya, waxaa u maleenaa in laga dhageesan karo gobolada woqooyi xataa. Raadiyahaan woxoo ahaa raadiyo cod dheer leh, waxeena ka midtahay raadiyaasha loo diiday in ee sii daayaan heesaha. raadiyahaan waxoo sii daayaa, idaacado, warar, sporti iyo wax yabao badan oo kale. Raadiayahan qalabkiisii waxaa qaatay Al-shabaab sidaas ayuuna ku borboray oo hada ma jiro.insha allah wayso laban doontaa gor dhow idacada Xaqa markuu dilaaco oo wadanku nidaamkiisa uu i noohagaago waa ay soo laabanaysaa Hornafrik

Tixraac wax ka badal