Isuduwe: 42°15′40″N 44°07′16″E

Qawqaas
Buuraha ku yaala deegaanka Qawqaas
Wadanada
Maamulka aan la aqoonsan
WakhtigaUTC+4:00, UTC+5:00, UTC+03:00
1994 maabka mandiqada qawqaas, wuxuu sawirayaa wax soo saarka, sida : gaaska, dhuxusha, gaaska dabiiciga ah, birta, magnisiyamka, maarta, iyo macdan kale

Qawqaas (Af Ruush: Кавка́з, Af Carabi : ar‎; Af Ingiriis : Caucasus) waa mandaqad siyaasadeed oo ay wadaagaan wadamo aad u badani waxa ay ku taalaa xuduuda u dhaxaysa yurub iyo Aasiya waxana kuyaala buuraha caanka ah ee qawqaas badanaa waxaa loo qaybiyaa laba dhinac bari iyo galbeed

Taariikhada wax ka badal

 
maab la sawiray 1856
 
qaybsanaatii qawqaas midowgii soofiyeet
 
farshaxan dhagaxeed, ku yaal azerbiijaan


dimografiya wax ka badal

 
qowmiyadaha iyo dadyowga qawqaas

sidoo kale eeg wax ka badal

  • buuraha qawqaas
  • dowladaha gudba qaaradaha
  • buuraaha ooraal

tixraac wax ka badal

  • Caucasus: A Journey to the Land Between Christianity and Islam, by Nicholas Griffin
  • Small Nations and Great Powers: A Study of Ethnopolitical Conflict in the Caucasus, by Svante E. Cornell
  • The Caucasus, by Ivan Golovin
  • كلب القوقاز Archived Maaj 25, 2013 // Wayback Machine