Qawga aadanaha (Af Carabi : ar‎; Af Ingiriis : human height;) waa dhererka aadanaha ka bilaabma caggaha ilaa dusha madaxa. Qawga ama dhererka aadanaha waxaa lagu qiyasa qalab la yidhaahdo stadiometer. habka centimeter waxaa lagu qora cm iyo habka "imperial system" waxaa lagu qoraa ft iyo inch.[1]

Qawga wiil la cabbirayo

Tixraac wax ka badal

  1. Carter, Pamela J. (2008). Lippincott's Textbook for Nursing Assistants: A Humanistic Approach to Caregiving. USA: Lippincott, Williams & Wilkins. p. 306. ISBN 978-0-7817-6685-2.