Qarxis waa tuulo kamida tuulooyinka degmada eyl ee bobolka Nugaal

Faahfaahin wax ka badal

Qarxis waxaa la asaasay sanadihii 1998kii, waxaa asaasay xaaji muuse ciise(muuse buur), Xaaji Cabdi Saciid Aw-yuusuf, Xasan ceegaag iyo cabdi maxamed caraale.Qarxis waxay kutaal meel udhexaysa Eyl iyo Dangorayo, waana magaalo aad u kobcaysa marka loo fiiriyo deegaanada kale ee Nugaal.









Degmooyinka Gobolka Nugaal  
Baarwayn · Budunbuto · Burtinle · Dangorayo · Eyl · Garoowe · Qarxis · Sunajiif · Xasbahal