Category:Degmooyinka Gobolka Nugaal
Halkan waxaa ku jira degmooyinkga iyo magaalooyinka gobolka Nugaal. waana sidan: Garoowe(magaala madax), Eyl, Dangorayo, Buurtinle iyo Godobjiraan .
Bogagga ku jira qeybta "Degmooyinka Gobolka Nugaal"
waxaa meeshaan ku jira 9 oo maqaallo ah waxeena ku jiraan qeybtaan, waana 9 gud ahaan.