Qansax dheere
Qansax dheere waa Degmo wayn oo ka tirsan Gobolka Bay ee Dalka Soomaaliya. Waxay Degmada Baydhabo u jirtaa 90 KM waxayna kaga beegan tahay Baydhabo koonfur galbeed. Qansax dhere waxey ledahay Godoomiye bulashadu ay jeceshahay magaciisu Waa Abdirizaq Abdi Ibraahim degmada wuxuu u horsedey natiijoyin wanagsan iyo wax qabad aan la haqab tiri karin
Taariikh wax ka badal
==Juquraafi==Degmada Qansaxdheere Jugraafi ahaan waxey ku taala dhul istaraatiji ah oo dalaq beeraha ku fcn
Beelaha ku badan wax ka badal
Degmada Qansaxdheere waxaa dega Beesha Geelidle, yantaar, Luwaay, hubeer, Asharaaf( Xuseyniya), oo dhammaantood ka tirsan qowmiyadda Digil & Mirifle ee Raxanweyn oo sida wayn loo yaqaano Konfurta Somalia.
Dhaqaalaha wax ka badal
Dhaqaalaha degmada wuxuu ku tiirsan yahay Beeraha, Xoolaha iyo Ganacsiga, Degmadu waxaa hoos yimaada Tuulooyin fara badan waxaana kamid ah:Ismacil Abeey,Shanta Mundul, Busley, Horgooyty, May waydiyaasy, Buulo-Jadiid, Buulo-Gomor, Harery-jiroon, Buulo-jadiid, Tiirka Bandhato, Bunbeegaay, Elgeedow, Kulung-Jareer, Welmalaas, Caray Moorobusley, Buulomundul, Maayaw, Eeding-qabow, Lowa Forar, Esow, Hasan Mumin, Sarty Hogoyti Alio Mad Arale, Jafey Jiray Buulo Haji HabaalBarbaare, korinbood, Balad Amiin Raamacadey, jimeecady, bunbeegay ufuroow, Aroos-makaay, Arooswiiny,Aawjiky, buulo sokor, oogiyaagy, gaduudydhunty,