Qalaafe (Af Ingiriis : Kalafe; Af Carabi : ar‎) waa magaalo ku taala Gobolka Soomaali Galbeed ee wadanka Itoobiya.[1] Magaaladani waxay ka tirsan tahay Soonka deegaanka Godeey, waxaana ku dhaqan dad Soomaali ah. Dhinaca kale, magaalda Qalaafe waxay dhacdaa 05°35′20″N 44°12′20″E / 5.58889°N 44.20556°E / 5.58889; 44.20556 isla markaana leedahay 233 mitir ka sareeysa jooga bada.

Qalaafe

Kalafe
magaalo
Qalaafe is located in Ethiopia
Qalaafe
Qalaafe
Meesha dhacdo Qalaafe
WadankaItoobiya
GobolkaDeegaanka Soomaalida
SoonkaGodeey
Joogga
233 m (764 ft)
Tirada dadka
(2005)
 • Dhammaan14,242
Aag saacadeedUTC+3 (EAT)

Hordhac

Magaalada Qalaafe waxay ka mid tahay dhowrka magaalo ee ugu camiran deegaanka Soonka Godeey, waxaana magaalada dhex mara Webiga Shabeelle kaasi oo dhowr jeer ku fatahay deegaankaasi.[2] Intaasi waxaa dheer in magaalda Qalaafe leedahay gego diyaarad kaasi oo lagu magacaabo Gegada diyaaradaha Qalaafe (ICAO ereybixin: HAKL).

Bulshada

Sida ay warbixin ku sheegtay Hay'ada Tirokoobka Bulshada Itoobiya waxaa ku dhaqnaa magaalada Qalaafe tiro dad ah oo dhan 14,242 sanadkii 2015ka; kuwaasi oo loo sii kala saaray 7,522 rag ah iyo 6,720 dumar ah.[3]

Sidoo kale fiiri

Xigasho

  1. Frederic Vigneau, "Field Report of Gode and Kalafo zones" Archived Oktoobar 8, 2010 // Wayback Machine, UN-OCHA website, August 1994
  2. "Update on Response to Floods of Gode Zone" Archived Oktoobar 8, 2010 // Wayback Machine, UN-EUE June 1995 (accessed 26 February 2009) Archived Oktoobar 8, 2010, at the Wayback Machine
  3. CSA 2005 National Statistics Archived Agoosto 13, 2007 // Wayback Machine, Table B.4 Archived Nofeembar 23, 2006, at the Wayback Machine