QWERTY waa naqshada keybordhka ee ugu casrisan wakhti xaadirkan, kaasi oo loo isticmaalo waxqorista koombuyuterka. Magaca QWERTY waxaa laga soo xigtay xarfaha sare ee bidix oo la isku daray: Q, W, E, R, T, iyo Y.[1]

Qoraalo Kale wax ka badal

Tixraac wax ka badal

  1. name="fable"