The Taj Mahal
The Taj Mahal
Xuquuqda sawirka: Sandeep Dhirad

Wejiga koonfureed ee dhismaha Taaj maxal (Af-Hindi: ताज महल, Urdu: تاج محل "qasrigii dhaxalgalka") waa dhisme weyn oo ka samaysan marmar kuna yaala magaalada Agra, Hindiya.