Noolaha aan qatar ku jirin
Noolaha aan qatar ku jirin (Af Ingiriis : least concern; Reer aw xasan waa beel kamid ah) waa koox noole ah kuwaasi oo Ururka Ilaalada Nolosha Dabiiciga ee Caalamka (International Union for Conservation of Nature) ku qiimeeyeen in aanay halis ama khatar ku jirin noloshooda iyo jiritaanka. Sida caadiga ah, marnaba koox noole ah laguma dari karo xayndaabka noolaha aan khatarta ku jirin ilaa lagu sameeyo daraasad qoto dheer, taasi oo lagu ogaanayo bulshada noolahaas, tafiiranka iyo aayaha uu yeelan karo.[1]
Xaalad Xannaano sida ay la tahay IUCN Red List | |
---|---|
![]() | |
Cirib-tir | |
Haddidaad | |
Lower Risk | |
Other categories | |
| |
Related topics | |
![]() | |
Sidoo kale fiiriEdit
TixraacEdit
- ↑ "Nuqul Archive" (PDF). Waxaa laga kaydiyay the original (PDF) 2016-01-28. Soo qaatay 2015-05-22. Barameter aan la aqoon
|ciwaan=
ignored (caawin)