Naomi Campbell

Moodel iyo atariisho Ingiriis ah

Naomi Eliane Campbell (dhashay 22 Maajo 1970) waa model iyo atariisho Ingiriis ah. Waxay ku dhalatay Streatham, oo ah degmo ku taal Lambeth, London waxayna shaqadeeda bilawday 1980-tii.  Waxay ka soo muuqatay in ka badan 500 oo daboolka joornaalka.

Naomi Campbell
Campbell ee 2018
Ku dhashayNaomi Elaine Campbell
(1970-05-22) 22 Maajo 1970 ( 53jir)
Streatham, London
Shaqada
  • Moodel
  • atariisho
  • heesa
Sanadaha Shaqada1978–hada
Partner(s)
Ilmaha1
Modelling information
Hair colourMadow
Eye colourBuuni
Agency
Xirfad muusik
QalabkaCod
CalaamadahaEpic

Campbell waxay ahayd mid ka mid ah lix moodelyasha oo jiilkeeda ah oo lagu dhawaaqay "super-moodel" adduunka moodada.[2] Sida moodel madow ee ugu caansan waqtigeeda,[3] Campbell waxa ay si cad uga hadashay shaqadeeda oo dhan iyada oo ka soo horjeeda eexda jinsiyadeed ee ka jirta warshadaha moodada.[4] Nolosheeda gaarka ah ayaa si weyn loo wargeliyay, gaar ahaan xiriirka iyada iyo ragga caanka ah - oo ay ku jiraan feeryahan Mike Tyson iyo jilaaga Robert De Niro[5][6].

Tixraac wax ka badal

  1. models.com https://models.com/models/Naomi-Campbell.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  2. Stein, Joel (09-11-1998). Time. Time, Inc. ISSN 0040-781X https://web.archive.org/web/20071114155926/https://time.com/time/magazine/article/0,9171,989517,00.html. Waxaa laga kaydiyay the original 2007-11-14. Soo qaatay 07-05-2011.  Barameter aan la aqoon |url-status= ignored (caawin); Hubi qiimaynta taariikhda: |access-date=, |date= (caawin); Maqan ama ebar |title= (caawin)
  3. Rudolph, Barbara (07-10-1991). Time. Time, Inc. ISSN 0040-781X https://web.archive.org/web/20090424074408/http://www.time.com/time/magazine/article/0,9171,973984-2,00.html. Waxaa laga kaydiyay the original 2009-04-24. Soo qaatay 09-05-2011.  Barameter aan la aqoon |url-status= ignored (caawin); Hubi qiimaynta taariikhda: |access-date=, |date= (caawin); Maqan ama ebar |title= (caawin)
  4. Pool, Hannah (22-08-2007). Guardian News and Media. ISSN 0261-3077 http://www.guardian.co.uk/lifeandstyle/2007/aug/22/fashion.race. Soo qaatay 07-05-2011.  Hubi qiimaynta taariikhda: |access-date=, |date= (caawin); Maqan ama ebar |title= (caawin)
  5. "Nuqul Archive". Vogue.com. Waxaa laga kaydiyay the original 2014-08-09. Soo qaatay 07-05-2011.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin); Hubi qiimaynta taariikhda: |access-date= (caawin)
  6. Schmidt, Michael S. (02-03-2010). The New York Times Company. ISSN 0362-4331 https://www.nytimes.com/2010/03/03/nyregion/03naomi.html. Soo qaatay 07-05-2011.  Hubi qiimaynta taariikhda: |access-date=, |date= (caawin); Maqan ama ebar |title= (caawin)