Mustacsim bilaah

Abuu Cabdil-Majiid “mustacsim bilaah” Cabdullaahi bin mansuur mustansir bilaah (afka carabiga: أبو عبد المجيد "المستعصم بالله" عبد الله بن منصور المستنصر بالله ), wuxuu ahaa kii ugu dambeeyay khulafada cabaasiyiinta ee baqdaad, wuxuu taliyay intii u dhaxeesay 1242 ilaa 1258, hawlaakuu oo wata tataarka ayaa ku duulay baqdaad oo dudunshay waxa oona dilay dad kor u dhaafaya Hal milyan oo ku juro mustacsim bilaah

Mustacsim bilaah
المستعصم باللّٰہ
Khaliifka islaamka
Amirul Mu'miniin
Dinar Abbasside - al-Musta'sim bi-llah - 641 AH.jpg
Diinaar soo baxay xiligii mustacsim bilaah
Khaliifkii u dambeeyay ee khulafada cabaasiyiinta baqdaad
Xilka

5 Diseembar 1242 – 20 Fabraay 1258

(15 sano 2 bil 15 maalin)
Ka horeeyay Mustansir bilaah (Baqdaad)
Ku xigay Mustansir labaad (qaahiro)
Dhashay 1213
Baqdaad
Dhintey 20 Febraayo 1258 (da'da 45)
Ku aasan Baqdaad
Consort
Magaca oo dhameestiran
Abuu Axmad Cabdallah ibn al-Mustansir al-Mustacsim Billah
Saldanad Abbasid
Aabo Mustansir bilaah
Hooyo Haajara[2]
Diinta Sunni Islam

XigashoEdit

  1. Al-Hawadith al-Jami'a . Ibn al-Fuwaṭi
  2. Al-Hawadith al-Jami'a . Ibn al-Fuwaṭi