Musée d'Orsay
waa guri dhaqameed ku yaala wadanka faransiiska waxa uu ku yaala dhanka galbeed ee wabiga siin dhamaan waxyabaha yaala guri dhaqameedka waxa lagu farshaxaneeyaya wadan faransiiska wax yaabaha yaalaa waxay ka koobanyihii farshaxan la sameeyaya intii u dhaxaysay 1862 ilaa 1915
Musée d'Orsay, Paris, Faransiiska
Open: 1986
57 400 m²
2007: 3 200 000 visit
External links
wax ka badalWikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro Musée d'Orsay. |