Miss A

koox gabdho Koonfur Kuuriya

Miss A (Hangul: 미쓰에이) waxay ahayd koox gabdho Kuuriyada Koofureed ah oo ay sameysay JYP Entertainment. Kooxda ayaa dib u heeskoodii ugu horreeysay bishii Luulyo 2010 '' Bad Girl Good Girl '', xubnaha kooxda waa Fei, Jia, Min, iyo Suzy.

Miss A
Macluumaadka asalka
Sidoo kale loo yaqaanMiss Asia, JYP Sisters
AsalSeoul, Koonfur Kuuriya
Nooca fanka
Sanadaha Shaqada2010 (2010)–2017
Calaamadaha
Falalka la xiriiraJYP Nation
Websitemissa.jype.com
Past members

Abaalmarinno iyo magacaabis wax ka badal

Discography wax ka badal

 
Miss A sanadkii 2010.