Suzy

Atariisho Koonfur Kuuriya

Bae Su-ji (Kuuriya배수지), oo loo yaqaan Bae Suzy ama Suzy, waa atariisho iyo fanaan Koonfur Kuuriya. Waxay xubin ka ahayd kooxda gabdhaha Miss A ee sameeyey JYP Entertainment [1].

Bae Suzy
Suzy ee 2018
Ku dhashayBae Su-ji
(1994-10-10) Oktoobar 10, 1994 ( 29jir)
Degmada Buk, Gwangju, Koonfur Kuuriya
WaxbarashadaDugsiga Farshaxanka Seoul
Shaqada
  • Fanaan
  • atariisho
  • moodel
WakiilManagement SOOP
Shaqooyinka ugu muhiimsanFiri
Abaal-marinLiiska
Xirfad muusik
Nooca fanka
QalabkaCod
Sanadaha Shaqada2010–hada
Calaamadaha
Falalka la xiriira
Korean name
Hangul
Hanja
Revised RomanizationBae Su-ji
McCune–ReischauerPae Suchi

Suzy markii dambe waxay sameysay muuqaalkeedii ugu horreeyay iyadoo jilaa ah oo leh taxane telefishan ah Dream High (2011), waxayna usocotay inay kasoo muuqato taxane ah sida Gu Family Book (2013), Uncontrollably Fond (2016), While You Were Sleeping (2017) iyo Vagabond  (2019).  Waxay sameysay filimkeedii ugu horreeyay ee Architecture 101 (2012).

Nolosha wax ka badal

Bae waxay ku dhalatay degmada Buk, Gwangju, Koonfur Kuuriya Oktoobar 10, 1994,[2] Waxay leedahay walaashii ka weyn iyo walaal ka yar. Waxay dhigatay Dugsiga Farshaxanka ee Seoul waxayna ka qalinjabisay 2013.[3]

Muusikada wax ka badal

Extended plays wax ka badal

Filimada wax ka badal

abaalmarinta iyo magacaabista wax ka badal

Tixraacyada wax ka badal

  1. http://www.hankyung.com/news/app/newsview.php?aid=2012040316747.
  2. Russell, Mark (April 29, 2014). p. 96. ISBN 978-1-4629-1411-1 https://web.archive.org/web/20160527064350/https://books.google.com/books?id=etDZAwAAQBAJ. Waxaa laga kaydiyay the original May 27, 2016. Soo qaatay October 29, 2016.  Barameter aan la aqoon |url-status= ignored (caawin); Maqan ama ebar |title= (caawin)
  3. 뭇 남성 사로잡은 첫사랑 아이콘 미쓰에이 수지. December 2012. Waxaa laga kaydiyay the original December 2, 2012. Soo qaatay March 23, 2015.  Barameter aan la aqoon |url-status= ignored (caawin)