Miliqo waa magaalo ku taal koonfurta gobolka Mudug

Miliqo waxey 50km dhanka waqooyi kaga beegantahay dagmada XARADHEERRE.

Miliqo waa deegaan ku caan ah BIYO aad u macaan

hadaba magaalada Miliqo waxa eey ka tirsantahay degmadda Xarardheere ee gobolka mudug.

Miliqo waa deegaan eey ku noolyihiin dad aad u jecel Beerashada iyo xoolo dhaqashada

Miliqo waxaa ku nool dad Soomaaliyeed oo jecel Nabadda iyo Dowladnimada.

Miliqo waxa ay ka mid tahay magaalooyinka koboca sameeyey mudooyinkii dambe waana magaalo aad u ballaaran.

Culumaa udiinka magaalada

  1. Shiekh Mohamud odowaa
  2. Macalim Abdulahi haji aadan
  3. Macalim Ahmed Ali mohamed diini
  4. Shiekh abdifitah Shiekh Mohamud
  5. Macalin Mohamud caseyr

Nabadoonada magaladda

  • Macalin Ahmed macalin weheliye dhuxulow (Malin lugey)
  • Abdirooble faryareey
  • Kheyre foodey
  • Dhegdheer mohamuud guutaale
  • Dhagaweyne Abdishiiqoow
  • Mohamed Abdifitah Shiekh Mohamud (duud dheere)

siyaasiyiinta deegaanka

  • Haji mohamed Ahmed liibaan (Axyaa wadani)
  • Gaashaanle Abdirahman Abdullahi haji(suxufi)
  • Garaad nuur mohamed (dhaaley)
  • Gudoomiyaha deegaanka cali bashiir
  • Gudomiyaha dhalinyarada deegaanka Abdirahman shabeelow

Qoraa:- Ahmed Abdirashid Abdulahi (aniine)