Mifkit
- Kani waa maqaal ku saabsan midabka mifkitka. Haku khaldin baalka ciraad
Mifkit (Af Ingiriis : Turquoise; Af Carabi : ar) waa midab ciraad badhxan ah, kaasi oo inta badan lagu arko macdanta. Hadhka midabka mifkit wuxuu u dhexeeyaa cagaar iyo ciraad.[1][2] Midabka Mifkitka ah waxaa sii aad lagu dhex helaa daandaanada iyo dhegexyada.[3]
Mifkit | |
---|---|
Midab Xidhiidhiye | |
Source | [Unsourced] |
Midabo Kale
wax ka badal
Tixraac
wax ka badal- ↑ Shorter Oxford English Dictionary, 5th Edition, Oxford University Press.
- ↑ Webster New World Dictionary, Third College Edition: "Any of a genus (Dianthus) of annual and perennial plants of the pink family with white, pink or red flowers.; its pale red color."
- ↑ Heller, Eva: Psychologie de la couleur – effets et symboliques, pp. 179-184
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: |